FAQ

Waxaan videogan hoose kugu soo koobnay sida aad u isticmaali kartid website-ka, habka aad u gadan kartid koorsadda iyo sida aad profilkaaga koorsada u arki kartid.

A.

 Booqo Bogga Koorsooyinka sida aad ugu baadho koorso ka tarjumeysa danahaaga. Hadii aad Wali arkin kooras kugu habboon adiga? Xor ayaad u tahay inaad nala soo xiriirto annaga ayaa diyaar kuula ah in koorsadda aad rabto aan ku diyaarino.

Haa, waad qaadan kartaa koorsooyin ka badan hal, 

waxa aad ka heleysaa koorsooyinka aad qaadato qeybta profilke-ka gaarka kuu ah ama ku dhufo halkan, markasta koorsadda halka uu kuu kuu joogay ayaad ka arkeysaa.

 

Haa, waad bedelli kartaa hadii magacaaga xarafo ka qaldamaan amaba luqadda magacaaga ku qoran aad rabtid in aad bedesho.

Haa, hadii aad koorsada dhameyso waxaad dib ugu ceshan karrtaaa koorsada adigoon wax qarash bixin.

Dhamaan koorsooyinka ku jiro XidigAcademy waxa aad ku heleysaa shahaado tayo sareyso marka aad koorsada dhameyso.

Haa ayadoo qarashkane uu ka jaban yahay koorsooyina kale laakin Waxa kaliya aad u baahantahay waa in aad la xiriirto Qeybta Administration (Contact us) kadibna, waxa ay kula hagaajin doonnaan sida aad u rabto.

Waxa aad lacagta koorsada ku bixin kartaa Mastercard, Visa, Mpesa, EVC iyo ZAAD. 

Hadii ay jiraan su’aal kale fadlan nala soo xiriir Waxaa Farxad inoo ah in aan Aragno fariintaada.

WhatsApp: +31 6 8444 6343 +316 8558 3951
Email: info@xidigacademy.com xidigacademy@gmail.com
Xidig Academy

FREE
VIEW