Mubaarak Haadi

Last updated August 4, 2020

Noqo Aqoonyahan

(0 Ratings)

Overview

Weligaaga ma is weydiisay su’aasha ah Sideen u noqdaa qof aqoon yahan ah amaba aan u dhisaa aqoonteyda? Koorsadan ayaa dhamaan su’aalahaaga ka jawaabi doonna islamarkaana ku tusi doonna habka ugu fudud ee aad ku noqon kartid aqoon yahan isku fillan dadkane cilmigiisu ka faa’ideystaan.

Waxaana bixin doonna koorsadani mid ka mid aqoonyahannada soomaaliyeed Mubarak Haadi, Asigoo tilmaamaya muhiimada ay leedahay koorsadan hadalkiisa waxaa ka mid ahaa:

” Koorsadan Baaahidiisu waxay timid marka aan ka fekarnay baahidda aan u qabno in ay inoo soo baxaan dad aqoon yahan ah oo baahida umadda heysata, mushkiladaha ay la nooshahay iyo dhibaatooyinka ragaadiyey fahmi karaya. Taariikhdeeda iyo meelihii wax kasoo qaldameen ifin karraya mustaqbal wanaagsan ummada u jiheyn karraya.

Marka aad dhameyso Koorsad waxaad hilli doontaa shahaado.

  • Waa Kuma Aqoon yahan
  • Ilaha Aqoon Aqoonta
  • Hababka Lagu ogaado aqoonta
  • Aaladaha iyo Agabka Fikirka
  • Xirfadaha Fagaare-ka-hadalka
  • 4-ta Hadaf ee wax Akhriska
  • Hababka Lagu ogaado aqoonta
  • Sidee wax u Akhriyaa?
  • Doorka Aqoonyahanka Soomaaliga ah
  • BONUS COURSE

 

Maxaad sugeysa marka!! Hadda billow

Instructor

User Avatar
(0)
0 Reviews
50 Students
1 Course
Tababare iyo dhiirigeliye Soomaaliyeed, aasaasaha Machadka horumarinta aadamaha ee Pacific oo fadhigiisu yahay Washington.

Reviews

5 stars
0
4 stars
0
3 stars
0
2 stars
0
1 stars
0
0.0
0 rating

Be the first to review “Noqo Aqoonyahan”

Reviews

5 stars
0
4 stars
0
3 stars
0
2 stars
0
1 stars
0
0.0
0 rating

Be the first to review “Noqo Aqoonyahan”

Main Content
Xidig Academy

FREE
VIEW