December 7, 2021

Maareynta Stress-ka – Safiya Mohamed

Course Status

0%

Dhammaanteyna waan la soconaa stress-ka inuu dhibaato badan yahay oo ay dad badan ku dhibanyihiin oo ay san fahmin sida ay u maareyn lahaayeen. sidaas awigeed Xiddig Academy waxay kuu diyaarisay Koorso aad muhiim u ah , Koorsadan oo ah Chronic stress.

Chronic stress (Cadaadiska daba-dheeraada) waa dareen cadaadis joogto ah oo daba-dheeraaday oo si xun u saameeya caafimaadkaaga haddii aan la daaweyn. Waxaa sababi karaa cadaadiska maalin laha ah ee qoyska iyo shaqada ama xaalado naxdin leh.

Ma jeclaan laheyd oo mana rabtaa in aad barato qaabka aad ugu gudbeyso Chronic stress. Waxaa kuula diyaar Macalimadeyna Safiya Mohammed

Topics for this course

10 Lessons36h

Casharka 1aad | Chronic stress

Casharka 2aad | Chronic stress

Casharka 3aad | Chronic stress

Casharka 4aad | Chronic stress

Casharka 5aad | Chronic stress

Casharka 6aad | Chronic stress

Casharka 7aad | Chronic stress

Casharka 8aad | Chronic stress

Casharka 9aad | Chronic stress

Casharka 10aad | Chronic stress

About the instructor

0 (0 ratings)

10 Courses

345 students

Free
Durations: 36h
Lectures: 10
Students: Max 50
Level: All Levels
Language: English
Certificate: Yes
Xidig Academy

FREE
VIEW