Dr Ahmed Yamani

Last updated August 25, 2020

Koorsada Taariikhda islaamka

(0 Ratings)

Overview

Koorsadan waxaad ku baran doontaa Taariikhda islaamka  Guud ahaan, Laga bilaawo Hijradda Rasuulka s.c.w illaa khilaafada dawladii cusmaaniyiinta ugu yaraan. Macalinka wuxuu soo xulay 1300 sano in ka badan wixii ugu muhiimsanaa dhacay, Isbadaladda ku dhacay Dawladaha islaamiga, dadka ugu caansanaa taariikhda galay iyo waxyaalaha aan ka baran karno. Waxaa bixin doono aqoonyahanka Caanka ah Ku takhasusay Taariikhda islaamka Dr Ahmed Yamaani.

 

  • Ahmiyada Taariikhda?
  • Habnololeedka & Xukunka Nabiga S.c.w
  • Afarta Khulafo Raashidiinta & Xukunkooda
  • Khulafadii Umawiyiinta
  • Khulafadii Mucaawiye
  • Dawladaha yar-yarka ugu caansanaa
  • Khulafadii Cabaasiyiinta
  • Taariikhda Tataarka
  • Taariikhda Bariga Afrika iyo Andalus 
  • Khulafadii Cusmaaniyiinta

Maxaad sugeysa marka!! Hadda billow

Instructor

User Avatar
(0)
0 Reviews
30 Students
1 Course
Doctor of Philosophy, Masters in Islamic Jurisprudence, Youth Director of Ibnu Taymiyah Masjid.

Reviews

5 stars
0
4 stars
0
3 stars
0
2 stars
0
1 stars
0
0.0
0 rating

Be the first to review “Koorsada Taariikhda islaamka”

Reviews

5 stars
0
4 stars
0
3 stars
0
2 stars
0
1 stars
0
0.0
0 rating

Be the first to review “Koorsada Taariikhda islaamka”

Main Content
Xidig Academy

FREE
VIEW