Abubakar Mohammed

Last updated August 9, 2020

Public Speaking (U hadal sida Hogaamiye aftahan ah)

(1 Rating)

Overview

Mararka qaar miyaad la hadashaa kooxo Ama Ma jeceshahay in aad khudbad soo jeediso, laakin dhib makugu noqotaa sida aad u diyaarin laheyd? Cabsi ma dareentaa inta aad hadlayso, mise maku gashaa kalsooni daro? Ma heshaa jawaab-celin ay tahay inaad horumariso xirfadahaaga hadalka ee dadweynaha? Waxaan diyaar kuula ahay in aan ku gaarsiiyo 1-Inaad u jeedin karto khudbad si kalsooni leh, xitaa adigoo aan diyaarin. 2-Inaad abuurto taageerayaal markasta oo aad masraxa korto 3-Inaad dadka ku reebto saameyn adigoo gudbinaya Fekerkaaga.

  • Hab diyaarinta khudbadaha
  • Noocyada Khudbadaha
  • Xarakaatka jirka (Body language)
  • Dhageystayaasha u xiise galin laheyd ugana farxin laheyd
  • Aragtida Hurdada Jilicsan iyo tan Culus.
  • Sameynta hordhac saameen leh
  • Cabsida iyo sida aad ugu adkaan lehayd
  • Qalabka wax lagu soo bandhigo
  • Habka aad u maamuli leheed dhageystayaashu.
  • Sidaad u yeelan laheyd kalsooni
  • Sirta jeedinta wanaagsan
  • Khibradaha shaqsiyeed ee Abubakar Mohammed

Instructor

User Avatar
(0)
1 Review
100 Students
1 Course
Abubakar Mohammed (Somali: Abubakar Maxamed) is a Somali motivational speaker, author, preacher and a life-coach from the Netherlands. Along with his older brother Omar Mohammed, he became famous through online motivational speeches and short Islamic reminders. He published his first book Ku Raaxayso Noloshaada (Enjoy Your Life) in 2019, which was a great success within Somali communities worldwide.

Reviews

5 stars
1
4 stars
0
3 stars
0
2 stars
0
1 stars
0
5.0
1 rating
  1. Mohamed

    Doolara ahaan meeqo noqaneysaa
    Lacagata is diwaan galinta

    • xidigacademy

      Wa aleykum Salaam Mohammed,

      $30 dollar ayuu noqonayaa waxaad iska diiwan gelin kartaa: https://abubakarm.com/course/

      Mahadsanid

Add a review

Main Content
Xidig Academy

FREE
VIEW