Mascuud Maxamed

Last updated August 17, 2020

BARO Video Editing (Adobe premiere pro)

(0 Ratings)

Overview

kusoo dhawow koorisgaan aad ku baran doonto wax walbood u baahantahay in aad noqoto video editor. koorsigaan waxaad ku baran doontaa technolgyada ugu danbeysa ee laga isticmaalo caalamka oo dhan. waxaad ku baran doonta sida muuqaalado loo jarjaro, codadka. Sida loo qurxiyo muuqaladaada oo qoraalo qurux loogu darro iyo waxyaabo kaloo badan . Yay quseesaa koorsigaan oo qaadan kara? Waxaa qaadan kara qof walba oo raba ion uu barto video editing. marabtaa in aad ku shaqeesato amaba waad xiisauneysaa. Koorsiga waxaad kabilaabi doontaa bilaw oo aad step step ufahmin doontaa barnaamijka. Markaad dhameyso koorsiga waxaad awood uyeelan doontaa in aad edit gareyso muuqaladaada. hadaba maxaad sugeysaa, bilaw hadda oo kusoo biir koorsiga.

Instructor

User Avatar
(0)
0 Reviews
0 Students
2 Courses
Salaam Alaykum, Magaceyga waa Mascuud, waxaan ahay designer & producer. Rabitaankayga ee barashada culuumta tikniyoolijiyada waxay bilaabatay waqti hore. Waxaan design-ka so bilaabay 2013 ayadoo kahorna aan aad u xiiseyn jiray. Waxaan Graphic Design ka bartay machadka Global Institute of Information Technology & Business, Makerere. sidoo kale waxaan 2018 ka qalin jabiyey machadka KASCO ee kuyaala kampala oo an ka qaatay shahaadada Film Production. Ayadoon kamarneyn in aan ahay aas-aasaha doorbulsho oo ah urur ka shaqeeya hormarka bulshada. Waqtigeyga badankiis waxaan kuu qaataa shaashada horteeda, iyo in aan sameeyo alifana waxyaabo cusub :) Mascuud Mohamed, Aas-aase Door Bulsho

Reviews

5 stars
0
4 stars
0
3 stars
0
2 stars
0
1 stars
0
0.0
0 rating

Be the first to review “BARO Video Editing (Adobe premiere pro)”

Reviews

5 stars
0
4 stars
0
3 stars
0
2 stars
0
1 stars
0
0.0
0 rating

Be the first to review “BARO Video Editing (Adobe premiere pro)”

Main Content
Xidig Academy

FREE
VIEW