Farxada qalbiga W/Q Abubakar Mohammed

Ma ogtahay in farxadaada ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta qalbigaaga ay tahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanayo in farxadda qalbigaaga ku jirto ay ka muuqato wajigaaga. Markasta aad dadka cafiso,

Aamusku Waa Furaha Guusha!

Nin beerlay ah ayaa saacadiisa gacantu ay kaga dhacday  Makhsinka lagu kaydiyo Midhaha beerta. Waxay ahayd saacad dareen gaara  ku lahayd naftiisa.  Muddo ayuu aad uga  baadhay qolka laakiin wuu

Guushu Waa Go’aanka Saxda Ah!

Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: “ Cibaado waxa ugu fadli badan: farajka oo la sugo” Waxa weriyay Tarmadi. Dhib ka ugu khatar badan ee qof  asiibaa waa marka uu ka

Horumarka Iyo Fikirku Waa Lamaane!

Dalka Japan tirada dadkiisu ayaa kor u dhaaftay 120 malyuun iyadoo baaxadda dhulkiisuna ay ka yar tahay tan dalka Masar. Dalkani malaha khayraad dabiici ah sida batrool, dhuxul dhagax iyo

Cuntooyinka Kordhiya Xusuusta Maskaxda

Cuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si

Sida kor loogu qaado awooda maskaxdaada

Cilmi baaris ayaa soo bandhigtay in awooda maskaxda ee qofka ay saameyn weyn ku yeelato xaalada agagaarka uu ku noolyahay sida guriga iyo dadka la xiriira. Hadaba halkaan waxaan ku soo

Xoojinta Xusuusta Ardayga

Dr. Basim Suleymaan oo ah la taliye dhanka cilmi-nafsiga ah oo u waramay MBC News ayaa ka hadlay waxyaabaha xoojiya xusuusta xilli dadbadani ay ka cawdaan in waxyaabo badan ay

Hal Arin Caawiya Fahamka Iyo Xifdiga Ardayga!

Daraasad cusub ayaa cadaysay in caruurta subaxa hore soo quraacata ka hor inta aanay gelin casharada dugsiga ay ka awood iyo karti badan yihiin kuwa aan soo quraacan ama wakhtiga
Xidig Academy

FREE
VIEW