Farxada qalbiga W/Q Abubakar Mohammed
Ma ogtahay in farxadaada ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta qalbigaaga ay tahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanayo in farxadda qalbigaaga ku jirto ay ka muuqato wajigaaga. Markasta aad dadka cafiso,
Guushu Waa Go’aanka Saxda Ah!
Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: “ Cibaado waxa ugu fadli badan: farajka oo la sugo” Waxa weriyay Tarmadi. Dhib ka ugu khatar badan ee qof asiibaa waa marka uu ka
Horumarka Iyo Fikirku Waa Lamaane!
Dalka Japan tirada dadkiisu ayaa kor u dhaaftay 120 malyuun iyadoo baaxadda dhulkiisuna ay ka yar tahay tan dalka Masar. Dalkani malaha khayraad dabiici ah sida batrool, dhuxul dhagax iyo
Cuntooyinka Kordhiya Xusuusta Maskaxda
Cuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si
Hal Arin Caawiya Fahamka Iyo Xifdiga Ardayga!
Daraasad cusub ayaa cadaysay in caruurta subaxa hore soo quraacata ka hor inta aanay gelin casharada dugsiga ay ka awood iyo karti badan yihiin kuwa aan soo quraacan ama wakhtiga
Su’aasha Aabbaha Iyo jawaabta Wiilka!
Wiil yar oo hooyadii dhimatay, ayuu aabihii guursaday gabadh kale. Maalin ayuu wiilkaasi Odaygu weydiiyay hooydiisii hore iyo hooyadan imika waxa u dhexeeya ? Wiilka yar ayaa ku jawaabay hooyadaydii
Waxa aad rabtid Aaamin sida Aasaasaha Fedex
Asaasaha shirkadda Fedex (Federal Express) Mr. Fred Smith markii uu jaamacadda sanadkii ugu danbeeyay ku jiray macalinkiisu ka codsaday inuu soo diyaariyo mashruuc ka mid ah kuwo uu ku riyoonayo.
Wax Kasta Waad Ku Guulaysan Kartaa!
Arday ka qayb galay muxaadaro maadada xisaabta ah, ayaa mudadii ay socotay muxaadaradu hurdo qabatay oo gam’ay. Markii ay dhamaatay muxaadaradu ayuu ku toosay buuqii iyo qayladii ardayda waxaanu sabuuradda