BECOME A TEACHER

Soo dhowoow Macalin, Ma Ogtahay Inaad ka mid noqon karto Macallimiinta XidigAcademy?

XidigAcademy waxay diyaar u tahay in ay kuu rumeyso riyadaaada? Koorsooyinkaaga oo dhan in ay gaarsiiso daafaha dunnida oo dhan?

Maxaa lagaaga baahan yahay?

1- In aad ka heysato shahaado koorsadda aad jeceshahay in aad bixiso.

2- In aad tahay qof cod kar ah Ardayda fahamsiin karra koorsadda.

3- In aad heysato qalabka aad duubi laheyd koorsadda.

Maxaad Heleysaa?

1- Bilwalba Dhaqaalaha koorsadda ayaddoo la raacayo xeerka xidigAcademy.

2- Shahaado Aqoonsi kamid noqoashadda XidigAcademy.

3. Dashboard gooni kuu ah aad kala socon karto Dhamaan Ardaydaada.

Waxaa Farxad inoo ah in aan Aragno fariintaada.

Fadlan koorsada aad rabto in aad bixiso iyo shahaadadaada Nagu soo dir
 
Email info@xidigacademy.com xidigacademy@gmail.com
Xidig Academy

FREE
VIEW